Ciid mubaarak!!Ciid mubaarak!!Ku ciida caafimaad san!!

  Home |  Somalia map | Forum | | Suugaanta | Tacsida | Ila qosol |

All somali links&News in Audio
BBC:11:00-11:10 
BBC:14:00-15:00 
BBC:16:00-16:15
BBC:18:00-18:30


Radio Banadir 
Radio Holland
QARAN RADIO
Radio Hargeyso
Sagal S. Radio
Radio Dalmar
Radio Golis (RG)
SomTV Network
Swiss Radio
RadioSweden
Radio USA

NUGAAL 
GOLKHAATUMO. 
SHAXDA. 
SCERDO. 
Safi's Homepage  
SOMALINEWS. 
GOLDOGOBSITE 
Allpuntlnad
Mudugonline
Arlaadinet
AllSomali
Jowhar.com 
Balcad
BBC Soomaali
Codk Som. Galbed
jubbalandonline
Hiiraan
Horn Afrik Online 
I R I N NEWS
Midnimo.com
Mudug.com
Maymaay
Marka Caddeey
Mudullood
OgadenLF
Puntland Post
Qaranimo.com
Qorahay Online
Rayi' Press
Reexamar
Riverineland
Ruunkinet 
Somalijecel
Somaliawatch.org
SomaliWeyn 
Somali Globe
Somaligalbeed
Somaliawatch.com SATEC 
Somalilandnet
Somalia Online
Somalihome
Somalia FINFO
Somali Peace Pro.
SomaliUK.com
Somalitalk.com
SomaliNet
Somali Inter
Somali R. & H. Cen. Somitek 
UN-Somalia
waamostate.com
XOGO GAAL
 
Islamic links
Somali Islamic.com
DAR-ALNUR.COM
Boqolsoon
Alqurabaa.com 
Ottawa Muslims
Maktabatu Al-Hudda
ISNA
Islamic City
MSA
IVIEWS.COM
Learn about Islam
Quraan Al-kariim(1)
Quraan Al-Kariim(2)

Hanbalyo!!Hanbalyo!!
Aniga oo ah Hassan Dirie Jama waxaan hanbalyo u dirayaa saaxiibkay Liibaan Shariif Degacade iyo xaaskiisaKhadra oo dhowaan wiil ugu dhashay magaalada Stockholm ee Sweden.
Ilaahay ha ka dhigo kii diintiisa iyuo dadkiisaba anfaca.
AAMIIN!!AAMIIN

Somaliland: The Myth of Clan-Based Statehood....
-By: Dr. Ali Ismael (Barud)
From Destruction to Confederation-By Faisal Ahmed.
Somaliland oo ku soo biirtay isbahaysiyadii burburinta Puntland u taagnaa. -By Maxamud Sh.Xasan Dahir

Press Release by UK Sool Society.
Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Kuwait. Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Minnesota .

NEWS HEADLINES BREAKING NEWS!!!!Waftiga Puntland ka jooga Eldoret oo ku hanjabaya inay shirka ka baxayaan,hadii ay Somaliland joojin weydo gardarada.


Wafti reer Somaliland ah oo ku sugan Garoowe
Laascaanood,Somalia,07 December 2002 -Wafti heer sare ah oo isugu jira cuqaal iyto siyaasiyiinba oo ka kala yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa ilaa mudo todobaad ah ku sugnaa magaalada Garoowe.  
( Halkan riix ) 16.01.2003
  • XAALADA MAGAALADA LAASCAANOOD WAA SIDEE?.
  • WAFTIGA PUNTLAND UGA QAYBGALAYA SHIRKA ELDORET OO KU HANJABAYA INAY SHIRKA KA BAXAYAAN.
( Halkan riix Wararkii ARBACADA ) 11.12.2002
Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay magaalada Laascaanood,kadib imaanshihii Xaabsade. .
Laascaanood,Somalia,10 December 2002 -Wararka aan ka helay magaalada Laascaanood ayaa wax ay sheegayaan in ugu yaraan ay halkaas ku dhinteen 5 qof,dhowr iyo toban qofna waa ku dhaawacantay kadib markii gaadhi ka mid gawaadhidii ay ciidanka daraawiishtu wateen oo ahaa gawaadhida xamuulka,nooca loo yaqaan jeemiska oo uu qori weyn saarnaa...  
( Halkan riix ) 10.12.2002
  • DAAHIR RIYAALE OO KU SII JEEDA MAGAALADA CEERIGAABO.
  • IYO XAABSADE OO ISNA KU SII JEEDA DHANKA LAASCAANOOD.
  • WAR SAXAAFADEED UU SOO SAARAY MAXAMED CABDI XAASHI.
( Halkan riix Wararkii Isniinta ) 09.12.2002
DAGAAL BA,AN OO DAD BADANI KU DHINTEEN OO MAANTA KA DHACAY LAASCAANOOD,KADIB MARKII RIYAALE OO CIIDAMO HUBAYSAN WATA UU SAAKA WAABERIGII SOO GALAY MAGAALADA
Laascaanood,Somalia,07 December 2002 -Dagaalo ba,an oo dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka qarxay magaalada Laascaanood,dagaalkaasoo bilowday kadib markii wafti uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland Riyaale uu safar beryahanba la hadal hayey inuu ku yimaado magaalada uu saaka waaberigii ku soo galay magaalada si lama filaan ah.  
( Halkan riix ) 07.12.2002
Daahir Riyaale iyo wefti uu hogaaminayo oo la filayo inuu maanta soo gaadho magaalada Laascaanood.
Laascaanood,Somalia,07 December 2002 -Warar deg deg ah oo aanu ka helnay magaalada Laascaanood ayaa sheegaya inay halkaasi ku soo fool leeyihiin Wafti reer Somaliland ah oo uu horkacayo Madaxweyanaha dawlada la magac baxday Somaliland.  
( Halkan riix ) 07.12.2002
President Bush Meets with Leaders of Kenya and Ethiopia
Dec 05 (Office of the Press Secretary) - Remarks by the President, the President of Kenya and the Prime Minister of Ethiopia in Photo Opportunity - The Cabinet Room  
( Halkan riix ) 06.12.2002
Kenya, U.S. Conduct Military Exercises
OFF THE KENYAN COAST –– U.S. Marines and Kenyan troops are carrying out joint exercises, annual maneuvers that have taken on greater significance since the 1998 U.S. embassy bombings and last week's attacks on Israeli targets.  
( Halkan riix ) 05.12.2002
SOMALIA: Mogadishu ceasefire declaration signed .
Ururka UDUB oo magacaabay Xoghaye cusub iyo Cabdi Aw-Dahir oo ku adkeystey inuu yahay Xoghayaha Ururka ee Sharciga ah.

Hargeysa,Somalia,04 December 2002-Cadbi Aw-Daahir:"Haa, isagu [Riyaale] waxa uu i leeyahay waa in aan ka tanaasulaa, kelmadaas aad sheegtayna ka dhaqaaq, anna waxaan leeyahay waxa aan xal u arkaa in aanan ka tanaasulin, codna la igu tanaasuliyo, inta aan doono aan helee, waana baratan siyaasi ah. Taa waanu isku afgaranwaynay waxaanan damcay in uu aad ii qanciyo oo waaka yidhi; laba nin kuma wada beratami karaan meesha".  
( Halkan riix ) 04.12.2002
Maalinta AIDSKA aduunka oo laga xusay Laascaanood.
CabdiQaasim oo u yeertay waftigiisa jooga Eldoret.
SOMALIA: Talks move into Phase Two.

Eldoret,Kenya,03 December 2002-Phase Two of the Somali peace talks underway in Eldoret, Kenya, is expected to begin on Tuesday, a source close to the talks told IRIN on Monday  
( Halkan riix ) 03.12.2002
Wafti reer Puntland ah oo ku soo fool leh Magaalada Laascaanood.
Laascaanood,Somalia,02 December 2002 —Warar deg deg ah oo aanu ka helnay magaalada Laascaanood ayaa sheegaya inay halkaasi ku soo fool leeyihiin Wasiiro,Xildhibaano,iyo ciidan ka tirsan ciidamada darawiishta ee Puntland.  
( Halkan riix )
Halkan ka dhagayso wararkii ugu
danbeeyey ee Laascaanood iyo
Soomaalia oo dhan(Faa,isa Dhalac,Radio Qaran)
02.12.2002

Gobolada Sool,Sanaag iyo Degmada Buuhoodle oo laga abaabulayo doorashooyin,iyadoo isimada deegaankaasi ay ka digeen khatarta ka imaan karta.
Kenya questions suspects as Israel vows vengeance .

Mombasa,Kenya,30 Nov,-Kenyan police said they have detained six Pakistanis, three Somalis, a Spaniard, an American and a Kenyan in connection with the anti-Israeli attacks. A US diplomat later said the woman holding a US passport and her Spanish husband, who holds a US work visa would be freed soon. Police said they were hunting others of Arab appearance.  
( Halkan riix ) 30.11.2002
Kenya: weeraro argagaxiso oo lala beegsaday Yuhuud.

NAIROBI, 29 Nov 2002 (BBC)- Ilaa 15 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Hoteel la yiraahdo Paradise oo Israa'iil ay ku leedahay Mombasa subaxnimadii Khamiista, kadib markii baabuur bambooyin lagu rakibay uu galay Hoteelka.  
( Halkan riix ) 29.11.2002
C/llaahi yuusuf oo safar ku jooga Yemen.
SOMALIA: UN and partners appeal for US $78 million.

NAIROBI, 29 Nov 2002 (IRIN) - UN agencies and their partners in Somalia are appealing to donors for some US $78 million for the year 2003, for a variety of emergency, recovery, and development projects in the country, the UN Resident and Humanitarian Coordinator's Office for Somalia said on Thursday.  
( Halkan riix ) 29.11.2002
KA QAYBGALAYAASHA SHIRKA SOOMAALIDA UGA SOCDA ELDORET OO XALAY LOO DIIDAY AFURKII IYO CASHADIIBA.
ELDORET, 27 Nov 2002 - Waxaa caawa maqribki loo diiday in ay ka afuraan Hotel Sirigwa ee magaalada Eldoret ka qeyb galayaasha Soomaaliyeed ee shirka dib u heshiisiinta.  
( Halkan riix ) 27.11.2002
SOMALIA: Progress reported at peace talks.
ELDORET, 27 Nov 2002 (IRIN) - The organisers of the Kenyan-hosted Somali peace conference are reported to be in a buoyant mood after three major clans and minority groups delivered lists of their participants to the six technical committees, a source close to the talks told IRIN on Tuesday.  
( Halkan riix ) 27.11.2002
XAALADA MAGAALADA LAASCAANOOD OO KACSAN KADIB MARKII LA OGAADAY INAY WASIIRADII SOMALILAND QAAR DHUUMASHO KU SOO GALEEN MAGAALADA.
Laascaanood,Somalia,26 Nov,-Xaalada magaalada
Laascaanood ayaa kacsan kadib markii dhowaan uu
wafti Ka socda maamulka la magacbaxay Somaliland ay u soo anbabaxeen magaalada L/caanood,weftigaas agagaarka oo galabnimadii jimcaha iyaga oo maraya Tuulada Adhicadeeye oo ilaa 30km kaga beegan dhinaca qorax-u dhaca magaalada Laascaanood ay jidgooyo u sameeyeen qaarka mid ah dhalinyarada ku dhaqan deegaankaas..
 
( Halkan riix )
ama dhegayso warkii oo maqal ah
26.11.2002

  •  SOMALIA: Tension rising in disputed northern regions.
  •  SOMALIA: Pressure for progress at peace talks
NAIROBI, 25 Nov 2002 (IRIN) - The two regions fall geographically within the borders of pre-independence British Somaliland, but most of the main clans inhabiting them are associated with Puntland. These are the Warsangeli and the Dhulbahante, which, along with Majerteen - the main clan in Puntland - form the Harti clan of the Darood.  
( Halkan riix ) 26.11.2002
WEFTIGII MAAMULKA SOMAILAND EE U SOCDAY GOBOLKA SOOL OO LAGU XABADEEYEY ADHICADEEYE.
WARBIXIN KU SAABSAN GO,AAMO UU SOO SAARAY C/LLAAHI YUUSUF AXMED.

Laascaanood,Somalia,25 Nov,-Wefti ka socda Golaha wasiirada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Goleyaasha Baarlamaanka oo habeenimadii khamiistii la soo dhaafay socdaal hawleed oo kedis ah ugu kicitimay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool, ayaa is hortaag ku yimid ka dib markii  
( Halkan riix ) 25.11.2002
MIDAWGA REER YURUB OO SHEEGAY INAY QASAB TAHAY IN SHIRKA ELDORET HORUMAR LAGA SAMEEYO.
Eldoret,Kenya,23 Nov,-Ergayga sare ee ka socda Midawga Reer Yurub ayaa u sheegay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka soconaya magaalada Eldoret inay qasab tahay in horumar laga sameeyo Shirka, si loo xaqiijiyo inay sii socoto Taageerada dhaqaale ee Beesha caalamku u fidineyso.  
( Halkan riix ) 23.11.2002
Both Puntland and Somaliland authorities are trying to increase their support in the Sool,Sanaag,and Buuhoodle district.
Heshiiskii Rasmiga ahaa ee ay kala saxeexdeen guurtidii Somaliland iyo Isamada Sool, Sanaag iyo Hawd.

Sool and Sanaag were part of British Somaliland when it became independent in 1960. Puntland’s claim to most of the two regions, based on clan ties, complicates the issue even though there are differences of opinion among the Harti themselves.  
( Halkan riix wararkii Sabtida ) 23.11.2002
SOMALIA: AU appoints special envoy for Somalia
NAIROBI, 23 Nov 2002-The interim chairman of the African Union (AU), Amara Essy, has appointed a special envoy for Somalia, according to an AU press statement.  
( Halkan riix ) 23.11.2002
Wafdigii Cabdullaahi Yusuf oo ka dagay Gaalkacyo
SOMALIA: Mixed reactions to clan-based proposal.

ELDORET, 22 Nov 2002 - Somalia's Transitional National Government (TNG) and the opposition Somali Reconciliation and Restoration Council (SRRC) have both expressed dissatisfaction with a proposal to allocate delegates' seats at the Eldoret peace talks on the basis of clan.  
( Wararkii maanta Halkan riix ) 22.11.2002
WARAR FAAHFAHSAN OO KU SAABSAN XAALADA MAGAALADA LAASCAANOOD OO UU NOO SOO DIRAY WERIYAHA NOO JOOGA MAGAALADA LAASCAANOOD.
Mar aan maanta khatka telfoonka kula xiriiray weriye madaxbaaan oo lagu magacaabo Faaiso Cabdi Dhalac oo ka mid ah wariyayaasha Radio Laascaanood ayaa sheegtay in maantA mudahaar halkaasi laga abaabulaayo,mana jirto ayeey tiri awood somaliland keentay ama ay ku leeday degaankaasi.  
( Wararkii maanta Halkan riix ) 21.11.2002
SOMALIA: New clan-based formula for participation in peace talks.
ELDORET, 21 Nov 2002 (IRIN) - Organisers of the Somali peace talks underway in the Kenyan town of Eldoret have proposed a new formula to try and resolve a deadlock over the allocation of delegates' seats.  
( Halkan riix ) 21.11.2002
Somali talks put diplomats' skills to test(Financial times)
Far from Somalia's arid scrublands, in the fertile hills of Kenya's Rift valley, a disparate group of international observers and Somali warlords is trying to settle one of the world's most intractable problems: how to rebuild an entirely failed state, without the intervention of external forces.  
( Wararkii maanta Halkan riix ) 21.11.2002
Xaalada magaalada Laascaanood waa sidee?
Somali advocates concerned about INS detentions

Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay qaar ka mid bogaga internetka ee soomaalidu ay leeyihiin oo ay ka mid yihiin Dayniile,Hornafrika iyo kuwo kale oo laga leeyahay magaalada Muqdsiho ay faafiyeen warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn,wararkaasoo looga dan leeyahay in lagu jaahwareeriyo dadka wax ma garatada ah laguna abuuro colaad iyo caadifad qabiileed.  
( Wararkii maanta Halkan riix ) 20.11.2002
SOMALIA: Floods hit southern areas
NAIROBI, 19 Nov 2002 (IRIN) - Large areas of the Juba Valley in southern Somalia have been flooded, with thousand of hectares of farmland inundated by flood waters, according to sources in the affected region.  
( Halkan riix ) 19.11.2002
Dhanbaalkii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo AfSoomaali Loo Rogey:
Waxaa af-soomaali u rogey: Axmed F. Cali idaajaa

Badanaa waraaqaha siyaasadda soomaalida lagaga hadlo ee baraha internetka ka buuxa, waayadan ma daneeyo, haddii ay gacantayda soo galaanna, ma daneeyee, waa baylihiyaa. Agtayda way ka xiise-beeleen....  
( Halkan riix ) 19.11.2002
A CLOSER LOOK: U.S. FORCES IN DJIBOUTI - New military hub emerges.
The main goal this time is to put U.S. forces in position to strike cells of al-Qaida in Yemen or East Africa. But the Pentagon has also begun to use Djibouti to train its forces in desert warfare - skills that could be applied in Washington's campaign against terrorist groups or on the battlefields of Iraq.  
( Halkan riix ) 18.11.2002
MWANGALI: “Ergada waxba kuma dari karno, waxayna ahaan doonaan 362..”
Eldoret,Kenya-Shirguddoonka shirka soomalida uga socda Eldoret Mr. Elijah Mwangale ayaa sheegay inaan marnaba lagu dari doonin hal xubin xubnahii horey loo qoondeeyey, wuxuuna caddeeyay in wixii lagu daraayo ay iska leeyihiin Soomaalida, balse Guddiga Farsamada IGAD sidii ay u qoondeeyeen ahaan doono.  
( Halkan riix ) 16.11.2002
INS DETAINING SOMALIS FOR DEPORTATION TO SOMALIA
Given the circumstances in Somali, we know that people who are deported back will face terrible consequences, perhaps death. One of the Minnesota Somalis who was deported back to Mogadishu was murdered. Another deportee fled Mogadishu and is currently living a life of great hardship in another place. His wife remains in Minnesota.  
( Halkan riix ) 15.11.2002
ETHIOPIA: Drought-affected displaced await return home.
NAIROBI, 15 Nov 2002 (IRIN) - Abyan Abdinur has a roof over her head. Other than that she has nothing. She has seen two of her children die, lost the few possessions she owned and all her livestock - her most valuable asset - have perished.  
( Halkan riix ) ) 15.11.2002
Col. Cabdullahi Yuusuf iyo Cismaan Caato oo isku aflagaadeeyay shirkii shalay ka dhacay magaalada Eldoret,shirkaas rajadiisuse waa sidee.
Eldoret,Kenya,11 Nov 2002 - Qanyare:“Waxaan u sheegayaa walaalkay Cabdillaahi Yuusuf oo been loo sheegay walaalow haddaad madaxweyne rabtid Soomaali ka dhex raadso, wixii aysan intayadani ku siin cid ku siin kartaa ma jirto”  
( Halkan riix ) ) 13.11.2002
SOMALIA: Peace talks "on course" says Kenyan envoy.
NAIROBI, 13 Nov 2002 (IRIN) - The Somali peace talks, under way in the Kenyan town of Eldoret, "are on course", a statement issued on Tuesday by the office of Elijah Mwangale, the Kenyan special envoy and chairman of the Inter-Governmental Authority on Development's technical committee, has said.  
( Halkan riix ) 13.11.2002
SOMALIA: Parties sign landmine ban agreement.
NAIROBI, 13 Nov 2002 (IRIN) - Somalia's various political factions and the Transitional National Government attending reconciliation talks in the Kenyan town of Eldoret have signed a commitment to ban use of landmines in areas under their control, a Somali source told IRIN.  
( Halkan riix ) 13.11.2002
  • Dadka u dhashay gobolada waqooyiga soomaaliya oo shalay banaanbax ka hor dhigay Eldoret.
  • COL.Cabdulaahi Yuusuf oo dacwad ku oogay DKMG, JVA, SNF/BIIXI,RRA/sheekh a.Madoobe,Alislaax/Duruqsi...
  • Tartanka Ciyaaraha Koobka Ramadaan oo Ka Socda Boosaaso
( Halkan riix Wararkii maanta ) 12.11.2002
SOMALIA: Faction leaders "threatened with arrest"
NAIROBI, 11 Nov 2002 (IRIN) - The leaders of eight Somali factions, which last week sent a protest letter to the organisers of the ongoing peace conference in the Kenyan town of Eldoret, say they have been warned not to leave the venue.  
( Halkan riix ) 11.11.2002
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin,ayaa jagadii ka qaaday rag uu ka mid yahay Wasiirkii Cadaalada Mr Cabdixamiid Garaad Jaamac
Laascaanood,Somalia, 11 Nov 2002 - Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mr.Cabdi Idiris Ducaale, madaxweynuhu waxa xilkii ay Qaranka u hayeen uu ka qaaday C/ Xamiid Garaad Jaamac oo ahaa Wasiirka cadaaladda , waxaana jagadiisii loo magacaabay Md.Axmed Xasan Libaax (Casoowe).  
( Halkan riix )
(In English,Click here)
) 11.11.2002

Liiska Magacyada Gudiyada doorashada ay qabanqaabimayso dawlada la magacbaxday Somaliland ee gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle.
Laascaanood,Somalia- 11 Nov 2002 - Gudiga Doorashooyinka ayaa waxay dhawaan magacaabeen Gudiyada doorashooyinka ee heer gobol iyo heer degmo kuwaasoo la siiyay tababar u fududaynaya sidii ay si habsami leh ugu fulin lahaayeen hawsha loo xilsaaray. Hadaba waxaad halkan hoose ka arki kartaan gudiyada doorashoyinka ee gobolada Sool,Sanaag,iyo degmada Buuhoodle kuwaasoo... . 
( Halkan riix ) 11.11.2002
GUDIGA FARSAMADA IGAD OO DHINACYADA SOOMAALIDA EE KA QEYBGALAYA SHIRKA ELDORET U QEYBIYAY 90 XUBNOOD,BALSE WAA LAGU HESHIIN WAAYEY .
Kenya,Eldoret, 05 Nov 2002 - Muuse Suudi " aniga runtaan sheegaa Daarood way ila dagaaleen, Digil & mirifle way ila dagaaleen, Hawiyana sidoo kale, marka yaan ila dagaalinoo halkan jooga, marka xubnaha aan ka doonayo qoondadaas 90-ka ah waa in aysan ka yaraan 30 xubnood" ..  
( Halkan riix ) 05.11.2002
GARAAD ABSHIR SAALAX OO KU SUGAN MAGAALAMADAXDA DALKA SWEDEN EE STOCKHOLM. Stockholm,Sweden, 05 Nov 2002 - "Waa been aan sal iyo raadtoona lahayn,wararka ay faafiyeen qalabka warbaahinta soomaaliyeed,wararkaasoo sheegayey in garaadku ka qayb gelayo shirka soomaalida uga socda magaalada Eldoret ee dalka Kenya"sidaa waxa yidhi mid ka mid ah odayaashii ka qayb qaatay soo dhoweynta garaadka markii uu ka soo degey jimcihii(01/11)madaarka Arlanda ee magaalada Stockholm..  
( Halkan riix ) 05.11.2002
Daalo Airlines ayaa duulimaadyo ka bilowday magaalada London.UK. London, 30 Oct 2002 - Diyaarada Daallo oo nooceedu yahay 757 ayaa duulimaadkeedii u horreeyay oo ku suntanaa D3 100 waxaa...  
( Halkan riix ) 30.10.2002
C/LAAHI YUUSUF OO LOO SHARAXAY JAGADA MADAXWEYNANIMADA SOOMAALIYA.
Eldoret, 26 Oct 2002 - Eldoret- Wararka ka imaanaya magaalada Eldoret ee uu Somaalidu uga socdo shirka dib uheshiisinta ayaa sheegaya in beelaha daarood ee ka qaybgalaya shirka ay isku raaceen in kol. C/llaahi yuusuf uu noqdo musharraxa kaliya ee beelaha daarood u rabaan Madaxweynanimada dalka. ... 
( Halkan riix ) 26.10.2002

LIIBIYA OO KA BAXDAY URURKA MIDOWGA JAAMACADA CARABTA.
Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in Liibiya si rasmi ah u ,
soo gaarsiisay codsi ah in ay
ka baxayso Jaamacadda Carabta.
Afhayeen u hadlay
....
( (HALKAN RIIX))[26-Oct,-2002]


MAXAKAMADA MAGAALADA BERBERA OO NIN GABADH JECLAADAY KU XUKUNTAY HAL SANO OO XADHIG AH.
Berbera, 10 Oct 2002 - Berbera (Jam)- Maxkamadda degmada Berbera ayaa Salaasadii doraad hal sanno oo xadhig ah ku xukuntay Axmed Cabdillaahi Sacad oo lagu eedeeyey in uu wax u dhimay sharafta iyo dhawrsoonaanta gabadh uu si weyn u caashaqsan yahay oo ay wada deggan yihiin magaalada Berbera. ... 
( Halkan riix ) 10.10.2002
XAASHI IYO XAABSADE OO KALA HOGAAMINYA LABA WEFTI AYAA KORMEERAY MEELO MUHIIM AH OO KA MID AH MAGAALADA BOOSAASO.  
(Halkan riix ) 23.9.2002
Xubno Ka Tirsan Maamulka Col. C/Llaahi Yusuf Oo Ku Sugan Magaalada Gaalkacyo Iyo Axmed Cabdi Xaabsade oo wada hadalo kula leh magaalada Garawo qaar ka mid ah isimada Puntland:
( Halkan riix ) 21.9.2002
Muddo laba todobaad ku dhoweyd, waxaa ku sugnaa magaala madaxda gobolka Sool ee Laas-Caanood, wafdi ka kooban ilaa Afratan qof, oo isugu jira salaadiin, xubno ka tirsan golaha guurtida Soomaaliland, iyo wax garad kale.
(Halkan riix ) 21.9.2002

 


 
 

Contact: webmaster@laascaanood.com
Copyright © 2002.laascaanood.com. All rights reserved


Eeg Buuga Martida
Saxeex Buuga Martida

SOONKA
. Macluumaadka Soonka  
. New Muslims on the rise
in US after Sept. 11
 


More cartoons.Click here..


Click here to order this book.


Waraysi aan la yeelanay Aamina Hassan Kurtin oo ah maamulaha guud ee hospitaalka dumarka ee gobolka Sool (HODO MIDWIFE MATERNITY CLINIC IN LASANOD) .


Halgamaagii weynaa Aadan Cartan(SYL)


 
Noo soo dir war cusub!
Shirkii jaaliyada SSH ee Denmark
Hospitaalka dumarka ee gobolka Sool (HODO MIDWIFE MATERNITY CLINIC IN LASANOD) .

WAREYSIYADA
Waraysiyadii shirkii SSH
Minisota july 2002

SPORT
GEESIGII CABDI BILE CADI
1500m Gold at 1987
1993 World Champs bronze
Somali Athletic records
Somali national list


Bombardment of the dervish capital at Taleex in northern Somalia.