Make your own free website on Tripod.com
Welcome to Laascaanood online
 
MISOY GROUP
 
 
The opinions contained in this article are solely those of the writer, and in no way, form or shape represent the editorial opinions of "Laascaanood Online"
Press Release by SOOLsociety in state of Minnesota .
By FAYSAL AWIL SALEBAN
Members Co-ordinator

KU: SOCOTO WAXGARADKA SOOL, SANAAG AND HAWD .
DECEMBER 08, 2002:

A/Calaykum Waraxmatulaahi

ANAGOO KU HADLAYNA MAGACA DHALINYARADA KU ABTIRSADA GOBOLADA SOOL, SANAAG IYO HAWD DEGANA STATE OF MINNESOTA WAXAAN U DIRAYNAA TACSI DHAMAAN EHALADII IYO QARAABADII AY KA GEERIYOODEEN DADKII WAX KU NOQDAY RABSHADAHII KA DHACAY MAGAALADA LAASCAANOOD DHOWRKII MAALMOOD EE NA SOO DHAAFEY. WAXAAN KALOON FARIIN U DIREYNAA DHAMAAN QAB-QABLAYAASHA KA TIRSAN SOMALILAND IYO PUNTLANDBA INAY SI SHURUUD LA’ AAN AH U JOOJIYAAN FALALKA WAX MAGARADKA AH OO AY KA WADAAN GOBOLADA SOOL, SANAAG IYO HAWD.

WAXAAN UGU BAAQAYNAA DHAMAAN GARAADADA, CUQAASHA, ISIMADA, IYO WAXGARDKA U DHASHAY BEESHA (SSH) INAY KU DADAALAAN DEGANAANTA IYO XASILOONIDA DEEGAANKA OO AYNA KA GAABSAN SHAQADOODA IYO WIXII LOO DOORTAY.

IF YOU HAVE QUESTIONS, COMMENTS, SUGGESTIONS, OR NEED ADDITIONAL IFORMATION ABOUT THIS ISSUE, PLEASE FEEL FREE TO E-MAIL US AT BOTTOM ADDRESS.

MISOY GROUP BOARD OF DIRECTORS:
ABDIKHADAR HAJI ABDILLAHI
AHMED MOHAMED FARAH
FAYSAL AWIL SALEBAN
HANNAN AHMED ADAM

FAYSALXP@YAHOO.COM

Updated: Dec,11, 2002

DISTRIBUTED VIA LAASCAANOOD.COM

CIID WANAAGSAN!!!!!!CIID WANAAGSAN!!!!!!!!CIID WANAAGSAN!!!!!!CIID WANAAGSAN

Powered by www.laascaanood
.com

 

Kor u noqo ama Kulaabo Bogga Hore ee Laascaanood online/ Home
Copyright © 2002 by Laascaanood.com. 

All rights reserved.