Welcome to Laascaanood online
 
Hadaan nahay bahda Laascaanood online Waxaan idiin balan qaadaynaa inaan idinka haqab tirno wixii warar ah ee ka dhacaya aduunka dacaladiisa !
 
 
LAASCAANOOD NEWS AROUND THE WORLD
 
Wararka Somalida Maanta
 
 
Posted to the web 22:05 GMT Nov, 11, 2002

 

Liiska Gudiyada doorashada ay qabanqaabimayso dawlada la magacbaxday Somaliland ee gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle

November, 11, 2002. Laascaanood online,Laascaanood,Somalia.

Waxaa dhowaan ka dhici doona Somaliland doorashooyin kala duwan,kuwaasoo laga baqayo inay abuuraan iska hor imaad iyo qalalaase siyaasadeed,sidii doorashooyinkii ka horeeyey ee la qabtay sanadahii aan soo dhaafnay

Hadaba gudiga Doorashooyinka ayaa waxay dhawaan magacaabeen Gudiyada doorashooyinka ee heer gobol iyo heer degmo kuwaasoo la siiyay tababar u fududaynaya sidii ay habsamilahed uguna fulin lahaayeen hawsha loo xilsaaray. Hadaba waxaad halkan hoose ka arki kartaan gudiyada doorashoyinka ee gobolada Sool,Sanaag,iyo degmada Buuhoodle kuwaasoo ka mid ah raga dhowaan la soo siiyey tababarka si ay doorashada ugu fusho sidii loogu talagalay.

Gudiga doorashada ee gobolada SSH waxaa ka mid ah:

Degmada Buuhoodle
1.Maxamed Xirsi Xoosh Gudoomiye
2.Cumar Maxamuud Muuse
3.Ismaaciil Maxamed Faarax
4.Faarax Axmed Kaarshe
5.C.Laahi Maxamuud Maxamed

Gobolka Sool
1.Axmed Macalin Jaamac Gudoomiye
2.C/Raxmaan Sh.Ismaaciil
3.cabdi Qawdhan warsame


Degmada laascaanood
1.Axmed Maxamed Aadan Gudoomiye
2.C/kariin Aw Xasan
3.Cismaan Xusen Carab
4.Axmed Hiriida Diiriye
5. Warsame Saleebaan Cali
6.Abshir aadan Maxamed

Degmada Taleex
1.Axmed Ibraahin Jaamac Gudoomiey
2.Maxamuud Maxamed Cali
3.Saalax Cali Caftan
4.Faarax Ducaale Faarax
5.C/Laahi Cabdi Cali
6.C/salaan Cawad Diiriye

Degmada Xudun
1.C/laahi cali Ibraahin Gudoomiye
2.Axmed Jamaac Ciise
3.Axmed Raage Xirsi
4,.Khadar Maxamuud Fardaale
5.Axmed Jamaac Xasan
6.Cabdi Maxamuud Bile


Degmada Caynabo
1.Saleebaan caydiid Cismaan Gudoomiye
2.Ibraahin Ciise Xasan
3.Siciid Maygaag Kaneec
4.Xasan Cise Jibriil
5.Cabdi Aadan Jaamac
6.C?salaan cali Ibraahin

Gobolka Sanaag
1.Aadan Maxamed Aadan(Qaadi) Gudoomiye
2.C/Raxmaan Siciid Maxamed
3.Cabdale Maxamuud Maxamed

Degmada Ceerigaabo
1.Jaamac maxamed Cali Gudoomiye
2.Axmed X.xasan Axmed
3.Cismaan Jibriil Xagar
4.Cali Maxamed X.Diiriye
5.C/salaan kaahin Warsame
6.Maxamed Siciid Ducaale


 
 


 
 

Kor u noqo ama Kulaabo Bogga Hore ee Laascaanood online/ Home
Copyright © 2002 by Laascaanood.com. 

All rights reserved.