Home |  Somalia map | Forum | | Suugaanta | Tacsida | Ila qosol |

All somali links&News in Audio
BBC:11:00-11:10 
BBC:14:00-15:00 
BBC:16:00-16:15
BBC:18:00-18:30


Radio Sahan 
Radio Holland
QARAN RADIO
Sagal S. Radio
Radio Dalmar
Radio Golis (RG)
SomTV Network

Radiolaascaanood 
Buuhoodle.net 
Widhwidh 
Somalicity 
SSHDA 
NUGAAL 
GOLKHAATUMO. 
SHAXDA. 
SCERDO. 
Safi's Homepage  
SOMALINEWS. 
GOLDOGOBSITE 
Allpuntlnad
Mudugonline
Somalitribune
AllSomali
Somaliroots
BBC Soomaali
Codk Som. Galbed
jubbalandonline
Jowhar.com 
Hiiraan
Horn Afrik Online 
I R I N NEWS
Midnimo.com
Mudug.com
Maymaay
Marka Caddeey
Italosomali
OgadenLF
Puntland Post
Qaranimo.com
QANDALA.COM 
Qorahay Online
Rayi' Press
Reexamar
Riverineland
Ruunkinet 
Somalijecel
Somaliawatch.org
SomaliWeyn 
Somali Globe
Somaligalbeed
Somaliawatch.com SATEC 
Somalilandnet
Somalia Online
Somalihome
Somalia FINFO
Somali Peace Pro.
SomaliUK.com
Somalitalk.com
SomaliNet
Somali Inter
Somali R. & H. Cen. Somitek 
UN-Somalia
waamostate.com
XOGO GAAL
 
Islamic links
Somali Islamic.com
DAR-ALNUR.COM
Boqolsoon
Alqurabaa.com 
Ottawa Muslims
Maktabatu Al-Hudda
ISNA
Islamic City
MSA
IVIEWS.COM
Learn about Islam
Quraan Al-kariim(1)
Quraan Al-Kariim(2)

  XINE XIIREY


Nairobi,28-08-2004-Cali Khaliif oo ka waramaya KHilaafka isaga iyo C/llaahi Yuusuf u dhaxeeya iyo arimo ku saabsan shirka Somalida iyo dhaartii ka dib wajiga uu shirku yeeshay, Waxaa waraysigan oo cod ah ka qaaday(HOL)

(
(Waraysi cusub oo Cali Khaliif, Halkan Riix,si aad u dhegaysato.. ) 28.08.2004

Dawlad goboleedka Puntland oo dhigtay ciidamo ka hortaga in garaadada SSH shirka Nairobi u ambabaxaan....


Laascaanood,18-Aug,2004- Wararka aanu ka helayno gobolka Sool,gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa waxay sheegayaan in waftigii uu hogaaminayey Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac oo ka koobnaa isimo iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda gobolada SSH,una ambabixi lahaa dhinacaa iyo shirka dib u heshiisiinta soomaalida ee ka socda duleedka magaalada Nairobi ayaa weli ku xayiran magaalada Laascaanood iyadoo ciidamo la dhigay dhamaan goobaha ay ka soo degaan diyaaradahu ee ku yaala maamul goboleedka Puntland...  
( Halkan Riix.. ) 18.08.2004



Warbixin Kooban:Yaa ka danbeeyey dilkii ala ha naxariistee Guray Cismaan Dalab?...


Muqdsiho,16-Aug,2004- Waxaa ala ha u naxariistee marxuunkaas maalintii Sabtidii saacadu markii ay ahayd 11:30AM lagu dilay magaalada muqdisho,hadaba waxaan isku daynay inaan wax ka ogaano gacan-ku-dhiiglayaashii ka danbeeyey dilka marxuunkaas.. ....  
( Halkan Riix.. ) 16.08.2004


DR.Cali Khaliif Galaydh : C/laahi yuusuf waan aqaan abtiriskiisa ana waan filayaa inuu kayga yaqaan...


Nairobi,15-Aug,2004- Dr.Galaydh ayaa waxa uu ugu horrayn u mahadceliyey dawladaha IGAD kaalintooda muga leh ee ay kaga jiraan xal u raadinta dhibaatada Soomaaliya,sidoo kalena dalka Kenya ayuu ugu boggaadiyey marti gelintiisa shirka dib u heshiisiinta Soomaalida isaga oo markalana kenya ku amaanay sida ay weli ugu heelan tahay dhamasytirka shirka. .... .  
( Halkan Riix.. ) 15.08.2004


Cali Khaliif Galaydh oo gaashaanka ku dhuftay qaybintii 6 xubood dhulbahante lagu siiyey..


Nairobi,09-Aug,2004- Wararka ka imaanaya madasha shirka ee nairobi ayaa waxa ay sheegayaan in beesha Harti ay bilaabeen qeybsiga xubnaha uga mid noqonaya baarlamaanka lagu dhisayo dalka Kenya.Wararkaas ayaa waxa ay sheegayaan in Colonel C/laahi Yuusuf shax uu isagu sameeyey uu u qoondeeyey beelaha Sool, Sanaag, iyo Ceyn ama beesha Dhulbahante xubno ah 6 xubnood,meesha beesha Warsanageli.... .  
( Halkan Riix.. ) 09.08.2004



Dharkayn Geenyo oo ay ku sii qulqulayaan duqay iyo Isimaba si loo soo gabagabeeyo dhibaatooyin xalkooda horey loo gaadhey.


Dharkeyngeenyo,Somalia,27 July,2004- Waxaa magaalada Dharkayngeenyo ku qulqulaya dad badan oo isgu jira maamulka Puntland, Maamulka Soomaalida Itoobiya iyo isimo ka kala socoda Sool iyo Cayn, kawaasi oo lagu casumey inay markaati ka ahaadaan gunaanadka dhacdooyin dhiig ku daatay oo bishii may dabayaaqadeedii lagu soo afjaray isla halkaasi.... .  
( Halkan Riix.. ) 27.07.2004



War deg deg ah:Gudiga khilaafaadka oo maanta qaybiyey xubnihii beesha Daaroodka uga mid noqon lahaa baarlamaanka dawlada Soomaaliya.


Nairobi,Kenya,27 July,2004- Wararka aan ka helay magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Gudiga xalinta khilaafaadka kulan ay yeesheen maanta ay qaybiyeen xubnihii baarlamaanka beesha Daarood,kuwaas oo gebi ahaanba ka koobnaa 61-xubnood,ayaa waxa maanta qaybiyey gudigaas,oo ay ka mid yihiin 5-xubnood oo Daarood ah,iyo 20-xubnood oo soomaalida kale ah.... .  
( Halkan Riix.. ) 27.07.2004



Nairobi(Kenya) Waraysigii Cali Khaliif EE BBC-du la yeelatay.

( (Waraysi BBC, Halkan Riix,si aad u dhegaysato.. ) 27.07.2004

Magaalada Burco oo ay ka abuurantay xiisad u dhaxaysa dadweynaha reer Burco iyo maamulka Hargeysa.


Burco,Somalia,21 July,2004- Dawlada Somaliland ayaa shalay hor joogtsatay shirkii ay ku lahaayeen magaalada Burco qaar ka mida aqoonyahanka dalka iyo saddexda xisbi qaran kaasi oo lagu waday in uu ka furmo magaalada Burco maalintii salaasadii ay bishu ahayd20 julay 2004 waxana la doonaayayn lagaga wadao hadlo saamaynta uu shirka Kiiniya ku yeelan karo Somaliland hadii lagu soo sameeyo dawlada shirkaasi oo la doonayay in lagu qabto hotelka CITY PLAZA ee Burco ayaa waxa habeenimadii la dulgeeyay ciidan aad u hubaysan oo ay weheliyan gawadhida tikinikada ahi ee ay leeyihiin ciidanka bolisku. . .  
( Halkan Riix.. ) 21.07.2004


Guddoomiyahii hore ee gobolka Sool,Cabdirashiid Barkhadle oo xilkii maanta ku wareejiyey gudoomiyaha Cusub Maxmed Cawad(Tole).


Laascaanood,Somalia,21 July,2004- Xaaflad si wanaagsan loo soo agaasimay oo uu guddoomiyihii hore ee gobolka Sool Dr. C/rashiid Barkhadle Warsame uu xilkii gudoomiyanimada ku wareejinayey guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool Maxmed Cawad Baaruud (Tole) ayaa Saaka lagu qabtey xarunta Gobolka ee magaalada Laascaanood .  
( Halkan Riix.. ) 21.07.2004


Dacwadii Ku furnayd Col. C/llaahi Yuusuf oo Maxkamadi Go'aan ka soo saartay.
London,UK:Dacwaddii loo haystay Col. Cabdulaahi Yusuf ee ku sabaabsanayd dilkii Suldaan Axmed Hurre ayaa soo saartay go’aankeedii. Dacwadan ayey wadeen xaaskii Suldaan Axmed iyo caruurtiisa oo ku nool London.
( Halkan Riix..) ) 21.07.2004

Cali Khaliif Galeyr oo sheegay in la marayo marxalad taariikhi ah marka la eego arrimaha Somaliland...Waraysi Dr Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlaya arimaha shirka Kenya.. (19-07-04) Nairobi(Kenya) ( (Halkan Riix,si aad u dhegaysato.. ) 19.07.2004


Nin maanta lagu toogtay suuqa Laascaanood.


Laascaanood,somalia,06 Jul,2004- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in saaka subaxii hore lagu toogtay ala ha u naxariistee nin oday ahaa oo magaciisa la odhan jirey Cabdi Suge...  
( Halkan Riix.. ) 06.07.2004



Cali Khaliif oo goobjoog ahaa,iyo C/laahi Yuusuf oo habsan ahaa shirkii lagu soo xulayey xubnihii beesha Daaroodka uga mid noqon lahaa Baarlamaanka.


Nairobi,Kenya,06 Jul,2004- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ay beesha Daaroodku ay ku guulaysteen in ay soo soocaan xubnihii 61-ka ahaa ee beeshaasi ay ka haleen baarlamaanka mustaqbalka Soomaaliya ee la filayo in dhawaantan lagu soo dhiso shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka socda Dalka Kenya,shirkaas oo ka dhacay Hotel 68 ee Magaalada Nairobi...  
( Halkan Riix.. ) 06.07.2004



M.C.Xaashi"Col.C/laahi Yuusuf wuxuu igu khaldamay ugu yaraan 29 jeer,wuxuuna ku khaldamay reer Puntland oo dhan,wuxuuna waliba uu nagula dhaqmay si aan waafaqsanayn Dastuurka Puntland,mana u dulqaadanayo in mar kale la igu khaldamo"


Laascaanood,Somalia,05 Jul,2004- Wararka naga soo gaadhaya xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in khilaafkii u dhexeeyey madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Col. C/llaahi Yuusuf Axmed & ku xigeenkiisa Max’ed Cabdi Xaashi uu cirka isku shareeray, waxeyna labada mas’uul si weyn isugu maandhaafsan yihiin mudada maamul goboleedka Puntland in loo daayo sideeda & in waqti laba sano ah lagu kordhiyo. . . . .  
( Halkan Riix.. ) 05.07.2004



DR.Cali Khaliif Galaydh Iyo Wafti uu hogaaminayey oo Maanta ka soo Degay Garoonka Jommo Kenyata ee Nairobi
Nairobi(Kenya)Waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 2/7/004 gegida diyaaradaha ee Jomma Kenyatta Airport ka soo dagay Ra,iisal wasaarihii ugu horeeyey ee dawlada ku meel gaarka ah ee Soomaliya(Dr.CALI KHALIIF GALAYDH)  waxaana goobtaasi ku sugayey dadweyne aad u tira badan oo Soomaliyeed oo doonayey in ay soo dhoweeyaan (DR.GALAYDH)

( Halkan Riix..) ( Ama Halkan Riix,si aad u dhegaysato.. ) 02.07.2004

Xanibaadii lagu soo rogay gawaadhida isaga gooshta Garoowe iyo Boosaaso oo la qaaday.


Laascaanood,Somalia,30 Jun,2004- Masuuliyiinta Puntland ayaa xanibaadii saarneyd ka qaaday gawaadhida xamuulka ee soo gasha kana baxda Magaalada Boosaaso, ka dib markii dhowaantan halkaa lagu diley ala ha u naxariistee duqii magaalada Boosaaso Mr Sayruuq iyo sarkaaal ka tirsanaa maamulka gobolka Bari. . . . .  
( Halkan Riix.. ) 30.06.2004


C/laahi Yuusuf oo amar ku bixiyey in la xidho Xuduudaha u dhexeeya Puntland iyo Somaliya inteeda kale


Laascaanood,Somalia,30 Jun,2004- Col C/laahi Yuusuf ayaa ku amray Hayadaha amaanka u qaabilsan maamul gobaleedka Puntland inay xidhaan dhamaan xuduudaha ay la wadaagaan Soomaaliya inteeda kale. . . . .  
( Halkan Riix.. ) 30.06.2004


BE CAREFUL IN FUTURE,BEFORE IT IS TOO LATE!!


Paris,France,30 Jun,2004- This happened in Paris. A few weeks ago, in a movie theatre, a person sat on something poking on one of the seats. When she got up to see what it was, she found a needle sticking out of the seat with a note attached saying: "You have just been infected by HIV" . . . .  
( Halkan Riix.. ) 30.06.2004


Shirkii aasaaska Jaamacada Nugaal University ayaa ka dhacay magaalada Birmingham ee dalka UK.


Birmingham,UK,17,Jun,2004- Shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen dad aad u fara badan oo isugu jira culimaa'udiinka,odayaasha,iyo dhamaan qaybaha bulshada ka soo jeeda gobolada SSC ee ku dhaqan dalka UK ayaa sabtidii ka dhacay magaalada Birmingham ee dalka Engalnd(UK).. . . .  
( Halkan Riix.. ) 17.06.2004



 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Contact: webmaster@laascaanood.com
Copyright © 2001-2004.laascaanood.com. All rights reserved


Eeg Buuga Martida
Saxeex Buuga Martida


Wararka kale...

Waraysi Dr Cali Khaliif -oo ka hadlaya diyaaradii garaadada loo diray.(16-08-2004).




Cali Khaliif Galayr oo Taageero Ka Helay Beesha Cali Saleebaan ee Imaaraadka.



An Eye-Witness Somali Report - by Professor Samatar.



Madax Dhaqameedku Ma Sharbaa Mise Waa Khayr? .



Ummad Aan Is-aqoon
Marna Aan Is-xisaabin! .




SOMALILAND IYO PUNTLAND .
MAXAY KU DOODAYAAN?



Qadiyad laawe Qowsaar .
waa laga dhigan karaa.



Xalka Puntland iyo
Somaliland waa isku darid.

Noo soo dir war cusub!

SPORT
GEESIGII CABDI BILE CADI
1500m Gold at 1987
1993 World Champs bronze
Somali Athletic records
Somali national list


Bombardment of the dervish capital at Taleex in northern Somalia.