Welcome to Laascaanood online
 
Hadaan nahay bahda Laascaanood online Waxaan idiin balan qaadaynaa inaan idinka haqab tirno wixii warar ah ee ka dhacaya aduunka dacaladiisa !
 
 
LAASCAANOOD NEWS AROUND THE WORLD
 
News headlines
 
 

Shacabka reer Sool,Sanaag,iyo Degmada Buuhoodle oo diiday sanduuqyadii Hargeysa.


©  Laascaanood online

Sool,Sanaag iyo Degmada Buuhoodle oo aan doorashooyinka dhicin.

Laascaanood,Somalia,07 December 2002 —Dooroshooyinkii ay dawlada la magac baxday Somaliland ka qaban qaabinaysey meelo badan oo ka mid ah gobolada uu maamulkaasi sheegto ayaan u qabsoomin sidii uu maamulkaasi doonayey. Doorashooyinkaas ayaa ka dhacay meelo badan oo laga taageersan yahay maamulka Somaliland sida gobolada Awdal oo badanaa laga codeeyey,inkastoo dadku siday u badnaayeen ay ka caga jiidayeen inay tagaan goobaha cod bixinta,xaga gobolka waqooyi galbeed,khaas ahaan magaalada Hargeysa ayaa si aad ah loo codeeyey,iyadoo dadka maqaaxiyaha fadhiya lagu khasbayey inay tagaan goobaha cod bixinta,dhanka gobolka Togdheer oo ahayd meelaha aan badanaa dadku codeyn ayaa waxaa ka dhacay rabshado fara badan oo meelaha qaarkood ayba ka dhaceen iska hor imaad sababay in dhiig badani daato,meelaha ugu darnaa ee uu dagaalku ka dhacay gobolka Togdheer waxaa ka mid ahaa Degmada Buuhoodle oo ah degmada ugu weyn gobolka Togdheer,degmadaas oo ay hoos yimaadaan in ku dhow 20 tuulo ayaan haba yaraatee wax doorasho ahi ka dhicin,waxaanu shalay qatka taleefoonka kula xidhiidhnay qaar ka mid aha saraakiisha,iyo wax garadka deegaanka Buuhoodle,waxayna noo xaqiijiyey inaanay haba yaraatee wax doorasho ahi aanay ka dhicin deegaanka ay degaan beesha Dhulbahante ee gobolka Togdheer,siiba degmada Buuhoodle iyo tuulooyinka ay ka mid yihiin,Widh -widh,Balicad,Yeyle,Hadhwanaag,Cunbaal,Horufadhi,Bali dandan,Laan maslay,Caroweyn,Dhilaalo,Xadhadhanka,Boqon gorayo,Xamar lagu xidh,Qararo,Dhumay,Qudhac dhalaan,Badhi fufiye,Habari heshay,Laasa-daar iyo Ceelal badan.Waxaa kaloo oo ay waxgaradka Degmada Buuhoodle ay noo sheegeen in ay mudo badan u diyaar garoobayeen sidii ay uga hor tagi lahaayeen inaanay doorashooyinkaasi ka dhicin deegaamadooda,"Waxaanu diyaarinay ciidan wareega oo hubaysan,iyo ciidan ilaaliya wadooyinka ka yimaada dhinaca Burco,magaalada gudaheedana waxaan ku diyaarinay ciidan heegan ah oo isla markii la soo sheego col soo socda hawl gala" sidaas waxaa yidhi sarkaal ka mid ah saraakiisha kusugan degmada Buuhoodle,sarkaal kaas oo ka mid ahaa saraakiishii is hortaagtay ciidamadii laga soo diray Hargeysa Axadii la soo dhaafay ee markii ay soo gaadheen degmada Buuhoodle ay shacabka magaaladu sida geesinimada leh uga hor tageen,dagaalkaas oo sababay inay dad badani ku dhaawacmaan,markii danbana ay ciidamadii sanduqyada xanbaarsanaa ay Hargeysa dib ugu noqdeen,iyagoo dhaawac fara badan sita.

Dhanka gobolka Sanaag,gobolkaas oo ka kooban degmooyinka Ceerigaabo,Dhahar,Badhan,Laasqoray iyo Ceel Afweyn ayaa doorashooyinku ka dhaceen degmada Ceel Aweyn,magaaladA Ceerigaabana waxaa laga codeeyey qayb ka mid ah magaalada markaa gobolka sanaag 90% kama dhicin wax doorasho ah,dhanka gobolka Sool waxaa dorashooyinku ka dhaceen degmada Caynaba,balse ´tuulooyinka hoos yimaada degmadaas oo ay ka mid tahay Yagoori,Adhi cadeeye kama aanay dhicin wax doorasho ah,dhamaan degmooyinka kale oo ay ka mid yihiin,Xudun,Taleex iyo magaala madaxda gobolka Sool ee Laascaanood kama aanay dhicin wax doorasho ah.

Iyada oo sida xaqiiqda ah aanay doorashooyinku ka dhicin badanaa gobolada Sool,Sanaag,Todheer iyo meelo kale oo badan ayaa waxaa la yaab ku noqotay dadka ku dhaqan deegaamadaas aan kor ku soo xusnay wararkii ay sii daysay idaacada BBC-du kuwaasoo ay wariyayaashii ka soo warameyey Hargeysa iyo kii ka soo waramayey Burco uu midba warka si u sheegay,kuwaasoo midna yidhi doorashooyin baa ka dhacay gobolada Sool iyo Sanaag,meesha ka kalana yidhi doorashooyin kama dhicin goboladaas,taasina waxay muujinaysaa sida idaacada BBC-du ay lumisay kalsoonidii umada soomaaliyeed,taasoo beryahaanba buunbuunisa warar aan la xaqiijin,kuwaasoo akhriya warqad ay soo saareen niman Hargeysa jooga,balse aan marnaba waraysi la yeelan dadka ay ka go,do talada gobolada dhibaatadu ka taagan tahay sida Garaadada iyo waxgaradka deegaamadaas.

Gobolada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle ayaa si weyn uga soo horjeeda siyaasada goosashada Hargaysa, waxayna dagaal dadka goboladaasi kala horyimaadeen wufuud waday sanduuqyada codbixinta, iyadoo meelaha qaar sida Laascaanood iyo Buuhoodle uu ka dhacay dagaal dhimasho iyo dhaawac keenay oo dhex maray wafdiyadii Hargaysa iyo dadka deegaanka oo diidanaa.

Laascaanood,Somalia

SOMALIA: Faction leaders agree on participation .


©  Laascaanood online

Faction leaders agree on participation .

EldoretKenya,17 December 2002 NAIROBI, 17 Dec 2002 (IRIN) - After weeks of wrangling over the number of participants attending the Somali peace talks in the Kenyan town of Eldoret, faction leaders have agreed to a maximum figure of 300.

Sources close to the talks told IRIN on Monday the agreement came after the leaders met the conference chairman, Elijah Mwangale of Kenya, two days earlier. The only non-signatory was Mogadishu faction leader Muse Sudi Yalahow.

In an earlier statement, the leaders' committee had called for representation by 400 participants, after the regional Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) - which is brokering the conference - said the numbers attending phase two of the talks should be reduced to 287.

IGAD said it would meet the costs of sending surplus delegates back to Somalia, but those who did not register to return by a 12 December deadline would have to meet their own transport costs.

In agreeing to a maximum of 300 participants, the leaders' committee said these would be divided along clan lines.

The leaders have also called for accelerating phase two of the talks, which includes discussions on a provisional federal charter, disarmament, and land issues.

They say they want it to run concurrently with phase three, which is to deal with power-sharing. Furthermore, they have called for the establishment of a 450-seat parliament.

Their statement said the conference had now been brought back under "Somali ownership". The leaders' committee earlier accused IGAD's technical committee - which is piloting the talks - of "creating obstacles" to the peace process, saying its role should be limited to that of "facilitator".

They also thanked Kenyan President Daniel arap Moi for hosting the talks, and called for his continued involvement in the peace process even after he steps down from power after Kenya's general elections later this month.

However, regional analysts have warned that the latest agreement is lacking in substance, and that the process is being directed by the faction leaders rather than engaging total "Somali ownership".

"It's a step forward, but not necessarily in the right direction," one observer told IRIN. "The role of civil society has to be protected, and a serious debate on technical issues is needed."

"The technical committee runs the risk of repeating the mistakes of past peace processes, where the warlords reached an agreement but failed to get down to the finer details," he added.

[ENDS]


Somalia: Yankees, Come Back.


©  Laascaanood online

Somalia: Yankees, Come Back.

MOGADISHU, Somalia -- Ten years ago, Somalis welcomed American troops as saviors in their starved and battered land. Then they drove them out. Now many wish the Americans would come back.

Instead, they find themselves on U.S. President George W. Bush's terrorism blacklist.

"We need them desperately. We need a rescue mission from the Americans," said Mohamed Jama Furuh, manager of the empty port where containers and cranes sit rusting in the sun. If they hadn't left, he said, "Somalia would have been one of the developing countries. It would not be the graveyard it is now."

Since 1991 there has been no government to speak of in this country of 7 million on the Horn of Africa. These days a two-year-old transitional regime runs barely half of Mogadishu, the capital. Warlords control the rest. About half a million Somalis are refugees in neighboring Kenya. Hundreds of thousands more are homeless in Somalia itself.

In October, at peace talks in Kenya, 20 factions and the transitional government endorsed a peace agreement calling for a cease-fire and a new system of government. But negotiations are months away from completion, and no one wants to disarm first, so clan-based clashes continue.

Gunfire is so common in Mogadishu that kids playing by a camp for homeless people don't even look up when rounds from an AK-47 crackle in the humid air as a battered pickup speeds by loaded with gun-toting teenagers.

Crumbling government buildings and bullet-riddled villas from Italian colonial times line potholed, garbage-strewn streets. Assault rifles, heavy machine guns and grenade launchers are sold openly in markets.

On Dec. 9, 1992, U.S. troops waded ashore in Mogadishu in the glare of TV lights, the vanguard of a 21-nation mission to feed hundreds of thousands of people during a war-induced famine.

The U.S.-led mission then turned its efforts to restoring order in Somalia, but dozens of United Nations peacekeepers and at least 25 U.S. troops were killed, along with hundreds, possibly thousands, of Somalis.

Now, even Somalis who fought the foreigners 10 years ago want America's help to end their nightmare.

"I believe they are the sole power who can do something for our country. We would like America to use its political influence, not through fighting, to bring peace to our country," Dahir Mohamed Hassan said.

Now in his 40s and a guard at a hotel, Hassan said he fought U.S. forces in the Oct. 3, 1993 battle of Mogadishu in which 18 Americans died trying to capture aides of faction leader Mohamed Farah Aidid.

Images of angry mobs dragging the bodies of dead U.S. soldiers through the streets were broadcast worldwide. The Americans left in 1993 and the last UN peacekeepers were gone by March 1995.

Al-Qaida leader Osama bin Laden has been quoted as saying it was the battle of Mogadishu that led him to believe the Americans lacked the stomach for war. Western countries then more or less ignored the largely Muslim nation -- until the attacks on Sept. 11, 2001.

Bush put the country's largest company, Al-Barakat, and a Somali Islamic group, al-Ittihad al-Islami, on a list of groups believed to have links to al-Qaida. Israeli and U.S. officials suspect al-Ittihad was involved in last month's attack in Mombasa that killed 10 Kenyans and three Israelis.

Somalis insist the link to terrorism is untrue. But Furuh, the port manager, acknowledges that Somalia is lawless and unable to police its borders.

"When the door is open, anybody can go through," he said.


Political Party Relaunched

Nairobi,Kenya-- A political grouping has been revived during the ongoing Somalia National Peace and Reconciliation conference in Eldoret.

The delegates from the Sade community, also known as the Marehan, declared the relaunch of the Somali Democratic Party (SDP).

"SDP is a non-violent political party which was formed in 1993 in the Gedo region of Somalia, but has remained dormant because of the prevailing political condition of our land," its interim leaders said in a statement.

The leaders include Mr Abdi Barre Abdi (chairman), Dr Omar Ibrahim Mohamoud (vice-chairman), Mr Sultan Ahmed Muse Aden, Mr Sultan Bashir Hassan Mohammed, Mr Nabadoon Mohamed Nur Buule, Mr Hire Sabtow Cusman and Mr Samatar Rashid Abdullahi.

The SDP relaunch, they said, followed a leadership crisis within the community attending the conference, which they claimed had resulted in the exclusion of most members of their community from the peace talks.

The political entity would be used to express their interests at various reconciliation conferences like the Eldoret one, they added.

The party represents sub-clans such as Talxe, Rer Cusman, Uurmidig, Fa'ayo, Soonfure, Bahaguled, Ina nur and Bahafarah, which used to support the Somalia Reconciliation and Reconstruction Council (SRRC).

The new party officials now demand more representation at the Eldoret talks, warning that the Sade in Somalia would reject the talks' outcome of the conference "if we are not properly represented".

The new development formation of the new party received mixed reactions at the conference, which was in its second phase of discussions.

They want representation at the six committees formed to discuss six core issues that could result in the formation of an all-inclusive legitimate government in the war-torn Somalia.


 


 
 

Kor u noqo ama Kulaabo Bogga Hore ee Laascaanood online/ Home
Copyright © 2002 by Laascaanood.com. 

All rights reserved.