Make your own free website on Tripod.com
Welcome to Laascaanood online
 
Hadaan nahay bahda Laascaanood online Waxaan idiin balan qaadaynaa inaan idinka haqab tirno wixii warar ah ee ka dhacaya aduunka dacaladiisa !
 
 
LAASCAANOOD NEWS AROUND THE WORLD
 
Bayaan
 
 

Bayaan ku wajahan Dareenka Yagoori Oo Ay Soo Saareen Odayaal Ka Tirsan Beesha Yagoori.

 

Ku:-Dhamaan Waxgaradka Beelaha Sool.
 
Ujeedo:- Bayaan Kuwa jahan Xaalada Ka aloosan Degaanka Yagoori.
 
Annaga oo ah odayaasha, dhalinyarada iyo wax gardka ardaaga Bahayaago(Reer Khayr,Reer Naalaye, iyo Faahiye Mxamed) ee Beesha Jaamac Siyaad, waxaanu halkan ku cadaynayanaa Mawqifkayaga ku aadan arrimaha haatan ka taagen deegaanka Beesha Gaar ahaan Yagoori..
 
Ka dib markii aanu aragnay xaalada murugsan  ee deegaanka iyo talada beesha oo shakhsiyaad kooban gacanta u gashay, isla markaasna maroorsaday cidna aan waxba uga ogolayn.
 
Waxaanu Cadaynaynaa in aanu arrimaha ka taagan deegaanka Yagoori kala midnahay taladeeda beesha dhulbahante weyne.
 
Isla markaana waxaanu ogaysiinaynaa cidksta oo nala talo ah, dalka dibadiisa iyo gudihiisaba in ay qadariyaan Go'aankan ay beeshu gaadhay.
 
Saxeexayaasha:
 
Axmed awjaamac(indha yare)
 Maxmuud  Maxmed Saleebaan (kuutiye)
Dirir Samatar Sugule
Cadaani Ibraahim Isxabaal
Xuseen Aw Xirsi
Cadaani Diiriye Daan
C/risaaq siciid Ceelgaal
Maxmed warsame Cawke(Waji)
Janaale Xirsi Cawke
C/rashiid Nuur Ducaale Jabdhrwaa
Axmed Cali Raabi
Shiine Saalax Halac
Aadan Maxmuud Axmed
 Allaa Mahad Leh. 


 


 
 

Kor u noqo ama Kulaabo Bogga Hore ee Laascaanood online/ Home
Copyright © 2002 by Laascaanood.com. 

All rights reserved.